Muqdisho —
Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay shir lagu qiimeynayay adeegyada hay'adaha Qaramada Midoobay ay ka qabtaan dalka iyo waxyaabaha muhiimka ah ee laga...
Muqdisho —
Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabadda 26-ka June oo ku saabsan maalintii Gobollada Waqooyi ee Somalia ee hadda loo yaqaanno Somaliland...
Muqdisho —
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa soo saarey amar ay ku farayaan dadweynaha Muqdisho ee baabuurta leh in ay hubiyaan in gaadiidkoodu diiwangashan yahay...
Muqdisho —
Dowladda Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay, garoon cusub oo ah kuwa diyaaradaha oo ay qorsheyneyso in ay dhawaan ka dhisto duleedka magaalada...
Muqdisho —
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay baraha ciidan ee laga soo galo magaalada Muqdisho waxay gaysay Eeyo baara gaadiidka soo galo caasimadda.Afhayeenka...