33.6 C
New York

Muqdisho: Baaris caafimaad oo aragga ah oo loo sameynayo 8,000 oo arday

Published:

[ad_1]

Muqdisho — 
Munaasabad lagu daah furayey baaris caafimaad oo dhinaca aragga la xiriirta ayaa loo sameeyey ardayda dhigata Jaamacada Ummadda, kuwaas oo ka kala yimid gobollada dalka, tiradooduna ay gaareyso ilaa 8-kun.Howshan oo sidoo kale ay ku jiri doonaan tababar isla baarista indha ah oo loogu talogalay ardayda ayaa socon doonta muddo lix bilood sida ay VOA u sheegeen howlwadeennada soo qaban qaabiyay.Warbixin arrinkaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img