25.6 C
Mogadishu

Tag: arday

- University of Oxford News - Physicists have directly observed a long-predicted quantum effect of gravity, putting one of Einsteinâs foundational ideas to a striking new test. Using ultracold atoms, researchers split an atomâs quantum wave so that...
Scientists discover a powerful new antivenom hidden in rattlesnake blood News Scientists are turning snakesâ own venom defenses into an antivenom that proved about 10 times more potent than a current treatment in laboratory tests. - Researchers discovered that...

Jigjiga: 22 kun oo arday ah ayaa u fariisatay imtixaanka fasalka 12-aad

Waxaa lagu soo gaba gabeeyay magaalada Jigjiga ee caasimada dawlada deegaanka soomaalida, wajigii koowaad ee imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad ee ardayda...

Muqdisho: In ka badan 35,000 arday oo u fariistay imtixaanka fasalka 8-aad

Muqdisho —  Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka billowday Imtixaanka Shahaadiga dugsiyada dhexe ee fasalka 8-aad, waxaana imtixaanka ka qeyb qaadanaya arday tiradoodu kor...

Afar kun oo arday oo u fariistay imtixaanka dugsiyada dhexe ee Jubbaland

In ka badan 4 kun oo arday ayaa maanta u fariistay imtixaanaadka dugsiyada dhexe ee deegaannada Jubbaland ee Koonfurta Soomaaliya. Imtixaankan ayaa waxaa daahfuray...

Puntland: 20,000 oo arday oo u fariistay imtixaanka shahaadiga

Garoowe —  Guud ahaan deegaannada Puntland ayaa waxaa ka socda imtixaanaka shahaadiga ah ee ardayda ka baxaysa fasalada dhexe iyo sare kaasi oo ay...

Muqdisho: Baaris caafimaad oo aragga ah oo loo sameynayo 8,000 oo arday

Muqdisho —  Munaasabad lagu daah furayey baaris caafimaad oo dhinaca aragga la xiriirta ayaa loo sameeyey ardayda dhigata Jaamacada Ummadda, kuwaas oo ka kala...

Recent articles

spot_img