25.7 C
New York

Puntland: 20,000 oo arday oo u fariistay imtixaanka shahaadiga

Published:

[ad_1]

Garoowe — 
Guud ahaan deegaannada Puntland ayaa waxaa ka socda imtixaanaka shahaadiga ah ee ardayda ka baxaysa fasalada dhexe iyo sare kaasi oo ay u fariisteen araday ka badan labaatan kun.Wasiirka waxbarashada Puntland Fu’aad Abshir Axmed ayaa faahfaahinta imtixaanka ardayda galaysa iyo habka uu u socdo uga warramay weriyaha VOA Faaduma Yaasiin Jaamac.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img