23.8 C
New York

Jigjiga: 22 kun oo arday ah ayaa u fariisatay imtixaanka fasalka 12-aad

Published:


Waxaa lagu soo gaba gabeeyay magaalada Jigjiga ee caasimada dawlada deegaanka soomaalida, wajigii koowaad ee imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad ee ardayda barata cilmiga arimaha bulshada.
Imtixaanka ayaa waxaa u fariistay arday ka badan 22,000. Weriyaha VOA ee Jigjiga, Maxamed Cabdiraxmaan Ugaas Gaataa ayaa warbixintan innoo haya.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img