26.4 C
Mogadishu

Tag: Jigjiga

Tekmaal International oo ku takhasustay ICT-ga Tekmaal International waa shirkad tiknoolajiyadeed oo Soomaaliyeed oo xarunteedu tahay Nairobi, Kenya. Shirkaddu waxay bixisaa adeegyo ICT oo kala duwan oo ay ka mid yihiin nidaamyada isgaarsiinta, IT-ga, iyo xalalka dhijitaalka...
Websites-ka ganacsiISOM Digital Solutions waxay dhistaa websites-yo ganacsi oo dhab ah, e-commerce, web applications, iyo nidaamyada astaanta (brand). Shirkaddu waxay diiradda saartaa in dhismaha ay ku salaysnaato hawlgalka dhabta ah ee ganacsiga.NaqshaddaISOM waxay bixisaa naqshad interface-ka...

Somalia and Somaliland delegations attend Somali Regional State anniversary in Jigjiga

Thursday January 23, 2025Jigjiga (HOL) – Delegations from Somalia's Federal Government and the breakaway region of Somaliland arrived in Jigjiga on Thursday to...

Darawallada Bajaajka Jigjiga oo ka cabanaya shidaal yari

Jigjiga —  Darawallada gaadiidka yar yar gaar ahaan mooto bajaajka ee magaalada Jigjiga ayaa walaac ka muujiyay, shidaal yari soo wajahday oo caqabad weyn...

Sicir-barar xooggan oo ka jira Jigjiga

Jigjiga —  Dadka ku nool magaalada Jigjiga iyo guud ahaan dhulka Soomaalida ee Dowlad-deegaanka, ayaa ka walwalsan sicir-barar in muddo ahba halkaasi ka jiray.Warbixintan...

Shirka horumarinta xoola-dhaqatada oo ka furmay Jigjiga

Magaalada Jigjiga waxaa ka furmay shirka horumarinta xoola-dhaqatada ku nool Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya. Shirkan oo socon doona laba maalin ayaa warbixintan waxaa kasoo...

Jigjiga: 22 kun oo arday ah ayaa u fariisatay imtixaanka fasalka 12-aad

Waxaa lagu soo gaba gabeeyay magaalada Jigjiga ee caasimada dawlada deegaanka soomaalida, wajigii koowaad ee imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad ee ardayda...

Bandhigga Buugaagta Jigjiga oo lasoo gaba gabeeyay

Jigjiga —  Magaalada Jigjiga waxaa lagu soo gaba gabeeyay Bandhiga Caalamiga ah ee Buugaagta, kaas oo noqday kii labaad oo nuuciisa oo kale ah...

Maalinta carruurta ku dhasha caga-qallooca oo laga xusay Jigjiga

Khubarrada caafimaadka ee Dowlad-deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa ku boorriyay waalidiinta, in carruurta ku dhasha naafanimada cago-qallooca ay geeyaan xarumo wax looga qabanayo...

Jigjiga: Daraasad iftiimisay beerashada casriga ah iyo xoolo dhaqashada

Magaalada Jigjiga waxaa lagu soo bandhigay cilmi-baaris ka hadleysa horumarinta nidaamka dhaqashada xoolaha iyo beerashada casriga ah taas. Warbixintan waxaa Jigjiga kasoo diray, Maxamed...

Recent articles

spot_img