26.8 C
New York

Darawallada Bajaajka Jigjiga oo ka cabanaya shidaal yari

Published:


Jigjiga — 
Darawallada gaadiidka yar yar gaar ahaan mooto bajaajka ee magaalada Jigjiga ayaa walaac ka muujiyay, shidaal yari soo wajahday oo caqabad weyn ku noqotay shaqooyinkooda maalinlaha ah.Warbixintan waxaa Jigjiga kasoo diray, Maxamed Cabdiraxman Gaataa.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img