27.7 C
New York

Bandhigga Buugaagta Jigjiga oo lasoo gaba gabeeyay

Published:


Jigjiga — 
Magaalada Jigjiga waxaa lagu soo gaba gabeeyay Bandhiga Caalamiga ah ee Buugaagta, kaas oo noqday kii labaad oo nuuciisa oo kale ah oo ay magaalada martigeliso.Qorayaashi buugaagta soo jiidashada lahaa soo bandhigay ayaa waxaa ka mid ah, Nuur Maxamed Amaan oo qoray buug uu uga hadlay wixi uu kasoo maray wiil uu dhalay oo uu ku dhacay cudurka kansarka, balse marki danbe uu ka bogsaday.Waxa uu buuggiisa uga warramay wariya VOA-da ee Jigjiga, Maxamed Cabdiraxman Gaata.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img