25.1 C
New York

Muqdisho: In ka badan 35,000 arday oo u fariistay imtixaanka fasalka 8-aad

Published:

[ad_1]

Muqdisho — 
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka billowday Imtixaanka Shahaadiga dugsiyada dhexe ee fasalka 8-aad, waxaana imtixaanka ka qeyb qaadanaya arday tiradoodu kor u dhaafeyso 35-kun oo arday, kuwaas oo imtixaanka ku galaya 93 xarumood.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img