26.8 C
Mogadishu

Tag: badan

OpenAI is laying out a future where advanced AI reaches billions of people, not only the companies and governments racing to control it. Its latest plan centers on an AI for everyone, a personal AGI...
Aadan Madoobe oo wareejinaya xilka guddoomiyaha golaha shacabka. Madaxweynaha dhawaan lagu doortay Magaalada Baydhabo ee Mamaulka Koonfur Galbeed Somalia Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan… Madaxweynaha dhawaan lagu doortay Magaalada Baydhabo ee Mamaulka Koonfur Galbeed Somalia Sheekh Aadan Maxamed...

Khamiis, May 15, 2025-Save Children oo albaabada u laabaysa qaar badan oo kamid ah xarumaheeda Baydhabo

Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - Hay’adda Save the Children ayaa sheegtay dhimista gargaarka caalamiga ah in ay keentay in in ka badan...

Talaado, Apr 1 , 2025-In ka badan 40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Talaado, April 1, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo...

Talaado, Mar 18, 2025-Israa’iil oo in ka badan 100 Falastiiniyiin ah ku dishay duqeymo ay xalay ka fulisay Qasa

Talaado, Maarso 18, 2025 (HOL) - Israa’iil oo ka baxday xabbad-joojintii horseeday hakinta duqeymihii ay ka waday Qasa, ayaa xalay duqeymo is xigxigay...

Talaado, Jan 21, 2025-Wasiir Cali Xoosh ” Madaxweyne Xasan Sheekh aan siino waqti badan uu dalkaan maamulo”

Wasiir Cali Xoosh " Madaxweyne Xasan Sheekh aan siino waqti badan uu dalkaan maamulo" ...

Dagaal beeleed dhimasho badan oo ka dhacay Ceelbuur

Ceelbuur —  Ku dhowaad 10 qof ayaa ku dhintay qaar kalena way ku dhawaacmeen dagaal beeleed laba maalin socday oo ka dhacay deegaan ka...

Dagaal beeleed dhimasho badan oo ka dhacay Mudug

Ku-dhawaad 15 qof ayaa ku dhintay in ka abadan 20 kalena way ku dhawacmeen dagaal dhex-maray laba maleeshiyo beeleed oo wada dega deeganada...

DFS oo imtixaan ka qaadaysa in ka badan toban kun oo macalin, si ay uga xulato saddex kun

Waxaa maanta magaalada Muqdisho iyo qaar ka mida maamulada Soomaaliya si rasmi ah uga bilawday imtixaan ay galayaan 13-kun oo macalin, kuwaas oo...

Maxaa lagu fasiri karaa safarada badan ee madaxweyne Xasan ee Eritrea?

Asmara —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho dib ugu noqday ka dib booqasho laba maalmood ah oo uu ku tagay dalka...

Dagaal beeleed dad badan ay ku dhinteen oo mar kale ka dhacay Mudug

Gaalkacyo —  Inta la xaqijiyay 10 qof ayaa dhimatay tiro kalana way ku dhawacmeen dagaal maanta ka dhacay waqooyi bari ee gobalka Mudug.Dagaalka oo...

Dagaal beeleedyo ka dhacay Galgaduud oo ay ku dhinteen in ka badan 55 qof

Isku dhacyo hubeysan oo dhex maray Sabtidii laba beelood oo wada dega Gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay ku...

Muqdisho: In ka badan 35,000 arday oo u fariistay imtixaanka fasalka 8-aad

Muqdisho —  Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka billowday Imtixaanka Shahaadiga dugsiyada dhexe ee fasalka 8-aad, waxaana imtixaanka ka qeyb qaadanaya arday tiradoodu kor...

Wareysi: Bukaano badan oo kelyo sifayn loogu sameeyey Isbitalka Hargeysa

Hargeysa —  Isbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ayaa shaaciyaye dadka ay u qabteen adeegga Kalyo Maydhista lixdii bilood ee u dambayey.Wariyaha VOA ee magalada...

Recent articles

spot_img