20.8 C
New York

Shirka xoojinta Iskaashiga Ururka EAC oo ka furmay Muqdisho

Published:


Muqdisho — 
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka furmay shir weynaha xoojinta iskaashiga Urur Goboleedka Bariga Afrika EAC, kaasi oo muddo laba cisho ah ka socon doona magaalada Muqdisho.Shirkan waxaa khudubad ka jeediyey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuuud.Warbixin arrintaasi la xiriirta waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan kaafi Qoyste.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img