25.4 C
Mogadishu

Tag: Muqdisho

Al-Shabaab oo qarxisay dukaamo ku yaalla Muqdisho

Malayshiyaad loo maleynayo Al-Shabaab ayaa qarxiyay dhowr goobood oo ganacsi kuwaasi oo u hogaansamay amarkii dowlada ee aheyd in ay kaamirooyin ama muuqaal...

Khasaaraha qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

Qarax xooggan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa saakay ka dhacay bar kaantalool oo ay ciidamada dawladdu ku baaraan...

Muqdisho: Aragtida wadayaasha mooto bajaajta ee go’aankii dawladda

Kulan ay dhawaan Muqdishu ku yeesheen maamulka gobolka Banaadir, Wasaaradda Gaadiidka iyo tan Maaliyadda ayaa lagu fududeeyey habraacyada qaadashada ruqsadda wadista Mooto Bajaajta....

Wefti ka socda Sucuudiga oo booqasho ku tegey Muqdisho

Ciidamada dawladda ayaa adkeeyay amaanka caasimadda iyada oo meelaha qaar isku socodka uu adkaa. Wafdi ka socda dawladda Carbeed ee Sucuudiga ayaa maanta soo...

Tabashooyinkii keenay banaanbaxyadii Muqdisho oo go’aano laga soo saaray

Kulan ay wada yeesheen maamulka Gobolka Banaadir, Wasaaradda Gaadiidka iyo tan Maaliyadda ayaa lagu fududeeyey habraacyada qaadashada ruqsadda wadista Mooto Bajaajka waxaana la...

Sababaha keenay in ganacsatada Muqdisho ay xiraan goobaha ganacsiga

Waxaa inta badan xiran goobaha ganacsiga ee magaalada Muqdisho. VOA oo tagtay suuqa Bakaaraha iyo waddada Makka Al Mukarama ayaa soo aragtay goobaha...

Hablo caan ka ah Tiktok oo lagu xukumay Muqdisho

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa xukun ku ridday dhalinyaro caan ka ahaa aaladda TikTok-ga oo muddooyinkanba ku xirnaa magaalada Muqdisho. Dhalinyarada la xukumay ayaa dhamaantood...

Falanqayn: Sidee looga hortegi karaa qaraxyada ka dhaca Muqdisho?

Jimcihii aynu soo dhaafnay ayay ahayd markii ururka Al Shabaab uu weerar qaraxyo ku billawday ku qaaday xeebta Liido, halkaas oo ay ku...

Weerar khasaaro ba’an dhaliyay oo xalay lagu qaaday Xeebta Lido ee Muqdisho

In ka badan 15 qof ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay ugu yaraan 140 kalana ay ku dhaawacmeen, kaddib weerar loo adeegsaday qarax...

Ganacsatada Muqdisho oo ka cabanaya lacago ka baxsan cashuurta oo looga qaado dekeda Muqdisho

Ganacsatada Muqdisho oo ka cabanaya lacago ka baxsan cashuurta oo looga qaado dekeda Muqdisho Read More

Tababar ku saabsanaa Xoojinta Karaanka Aadanaha oo Muqdisho lagu qabtay

Waxaa magaalada Muqdisho lagusoo gabagabeeyay aqoon isweydaarsi la xiriiray tiirka arrimaha bulshada ee Karaanka Aadanaha, waxaana lagu qiimeynayay sida ugu fudud ee lagu...

Shirweynaha culimada Soomaaliyeed oo Muqdisho ka furmay

Magaalada Muqdisho waxaa ka furmay shir weynihii 2aad ee culimada Soomaaliyeed, waxana lagaga hadlay sidii loo xoojin lahaa midnimada iyo wada jirka shacabka...

Recent articles

spot_img