27.5 C
New York

Weerar khasaaro ba’an dhaliyay oo xalay lagu qaaday Xeebta Lido ee Muqdisho

Published:

[ad_1]

In ka badan 15 qof ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay ugu yaraan 140 kalana ay ku dhaawacmeen, kaddib weerar loo adeegsaday qarax ismiidaamin ahaa iyo toogasho xalay fiidki lagu weeraray maqaayado ku yaalla Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.Saraakiisha amniga Dowladda Soomaaliya oo si kooban uga hadlay weerarka ayaa sheegay, in la dilay ilaa 5 nin oo ka mid ahaa malleeshiyadi weerarka geysatay.Haddaba goor sii horreysay oo saaka ah, ayuu Nur Hassan Nur arrintan ka wareystay, wariyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdulqadir Maxamed Cabdulle.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img