20.5 C
New York

Hablo caan ka ah Tiktok oo lagu xukumay Muqdisho

Published:


Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa xukun ku ridday dhalinyaro caan ka ahaa aaladda TikTok-ga oo muddooyinkanba ku xirnaa magaalada Muqdisho.
Dhalinyarada la xukumay ayaa dhamaantood ahaa gabdho, kuwaas oo ay maxkamaddu sheegtay in ay ku heshay dambi la xiriira kicin dadweyne.
Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warkan noo soo diray


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img