30.8 C
New York

Al-Shabaab oo qarxisay dukaamo ku yaalla Muqdisho

Published:


Malayshiyaad loo maleynayo Al-Shabaab ayaa qarxiyay dhowr goobood oo ganacsi kuwaasi oo u hogaansamay amarkii dowlada ee aheyd in ay kaamirooyin ama muuqaal duubayaal ku xirtaan goobahooda ganacsi.
Dhanka kalena, Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud ayaa maanta booqdey wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya, iyadoo ay soo baxayaan in ay dowladu isku dayeyso in ay dib u bilowdo howlgalladii ka dhanka ahaa Al-Shabaab.
Warbixintan waxaa Muqdisho inooga soo direy Wariyaheenna Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img