25.5 C
Mogadishu

Tag: Muqdisho

Iskaashatada Kaluumeysiga Muqdisho oo loo rarayo suuq cusub

Muqdisho —  Iskaashatada Kaluumeysiga Dan Kulmis, ayaa markii ugu horeysay in ka badan muddo 30 sano ah, waxa ay dowladda Soomaaliya ka rareysaa dhulkii...

Booliska oo beeniyay ‘xabaala-qodista’ Muqdisho

Muqdisho —  Afhayeen u hadlay booliiska Soomaaliya ayaa beeniyey warar la isla dhexmarayey oo sheegayey in ehelada qaarkood ay la baxayaan maydka ehelkooda ku...

Hoggaanka militariga Soomaaliya iyo Mareykanka oo ku kulmay Muqdisho

Muqdisho —  Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Brigadier General Ibraahim Sheekh Muhyadin ayaa shalay magaalada Muqdisho kula kulmay, Taliyaha howlgalada Gaarka ah ee ciidamada...

Madaxa sirdoonka Turkiga oo yimid Muqdisho

Muqdisho —  Madaxa sirdoonka Turkiga ayaan booqasho aan horey loo sii shaacin maanta ku yimid caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.Ibraahim Kalin ayaa markii uu yimid...

Shirka hirgelinta hannaanka dib-u-heshiisiinta qaran oo ka fumay Muqdisho

Muqdisho —  Dawladda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay shir loogu magacdaray “Geeddi-socodka Hirgelinta Hannaanka Dib-u-heshiisiinta Qaran”, oo uu daahfuray Ra’iisul Wasaare Xamza...

Markab dagaal oo Turkigu leeyahay oo kusoo xirtay dekadda Muqdisho

Muqdisho —  Markab kuwa dagaalka ah oo laga leeyahay dalka Turkiga ayaa maanta kusoo xirtay dekadda magaalada Muqdisho. Arrintan ayaa imanaysa toddobaadyo uun kadib markii...

Recent articles

spot_img