24.9 C
New York

Booliska oo beeniyay ‘xabaala-qodista’ Muqdisho

Published:

[ad_1]

Muqdisho — 
Afhayeen u hadlay booliiska Soomaaliya ayaa beeniyey warar la isla dhexmarayey oo sheegayey in ehelada qaarkood ay la baxayaan maydka ehelkooda ku aasan xabaalaha ku yaalla dusgiga booliiska.
Booliisku waxay xaqiijiyeen hal qoys inay la baxeen maydka ehelkooda, arrintaasina ay ahayd go’aan gaar u ah qoyska.
Haddaba Sahra Cabdi Axmed ayaa arrimahan ka waraystay Afhayeenka Booliiska Somalia Gaashaanle CabdiFataax Aadan Hassan.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img