25.5 C
Mogadishu

Tag: Muqdisho

Booliska Muqdisho oo amar ku soo rogay baabuurta

Muqdisho —  Taliska Booliska Soomaaliya ayaa soo saarey amar ay ku farayaan dadweynaha Muqdisho ee baabuurta leh in ay hubiyaan in gaadiidkoodu diiwangashan yahay...

Garoon diyaaradeed cusub oo laga dhisayo duleedka Muqdisho

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay, garoon cusub oo ah kuwa diyaaradaha oo ay qorsheyneyso in ay dhawaan ka dhisto duleedka magaalada...

Shirkadda Egyptair oo billaabeysa duulimaadyada Muqdisho

Qaahira —  Shirkadda diyaaradaha Masar ee EgyptAir ayaa sheegtay inay billaabayso duulimaadyo cusub oo ay ku tagayso Jabuuti iyo Muqdishu 11-ka bisha Juulaay ee...

Dadweyne isugu soo baxay qubuuraha Iskuul Booliisiya ee Muqdisho

Muqdisho —  Dadweyne fara-badan ayaa maanta iskugu soo baxay agagaarka akadamiyada booliiska ee Muqdisho iyaga oo doonaya inay helaan xog ku saabsan sida ay...

Muqdisho: In ka badan 35,000 arday oo u fariistay imtixaanka fasalka 8-aad

Muqdisho —  Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka billowday Imtixaanka Shahaadiga dugsiyada dhexe ee fasalka 8-aad, waxaana imtixaanka ka qeyb qaadanaya arday tiradoodu kor...

Muqdisho: Mas’uuliyiin lagu waayey eedeo musuq-maasuq

Muqdisho: Mas'uuliyiin lagu waayey eedeo musuq-maasuq Read More

Baraha Kontorool ee Muqdisho oo la geeyey eeyo amniga suga

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay baraha ciidan ee laga soo galo magaalada Muqdisho waxay gaysay Eeyo baara gaadiidka soo galo caasimadda.Afhayeenka...

Shilalka baabuurta oo ku soo badanaya Muqdisho

Muqdisho —  Magaalada Muqdisho waxaa sii kordhaya shilalka gaadiidka ee ka dhaca waddooyinka kuwaas oo dhaliyey dhimasho iyo dhaawac.Tirada baabuurta ee soo galaysa magaalada...

Muqdisho: Baaris caafimaad oo aragga ah oo loo sameynayo 8,000 oo arday

Muqdisho —  Munaasabad lagu daah furayey baaris caafimaad oo dhinaca aragga la xiriirta ayaa loo sameeyey ardayda dhigata Jaamacada Ummadda, kuwaas oo ka kala...

James Swan oo Muqdisho soo gaaray

Muqdisho —  James Swan oo ah ku-simaha Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya iyo Madaxa Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada...

Maalinta 15-ka May oo laga xusay Muqdisho

Muqdisho —  Meelo badan oo ka mid ah Soomaaliya waxaa maanta dhallinyarada ay ku qabteen munaasabado ay ku xusayeen xuska sanadlaha ah ee maalinta...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho —  Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada ayaa maanta ka furmay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.Shirkan, oo uu guddoomiyey...

Recent articles

spot_img