Baraha Kontorool ee Muqdisho oo la geeyey eeyo amniga suga

0
154


Muqdisho — 
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay baraha ciidan ee laga soo galo magaalada Muqdisho waxay gaysay Eeyo baara gaadiidka soo galo caasimadda.Afhayeenka booliska Soomalaiya Gaashaanle Cabdifataax Xassan ayaa sheegay in door weyn ay ka qaadanayaan xaqiijinta amniga magaalada iyo hareeraheeda eeyahan oo booliska uu hadda gacanta ku hayo.
Wuxuu u warramay wariyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here