24.2 C
New York

Khasaaraha qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

Published:

[ad_1]

Qarax xooggan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa saakay ka dhacay bar kaantalool oo ay ciidamada dawladdu ku baaraan baabuurta oo ku taala inta u dhaxeysa deegaanada Macaani iyo Weydow ee degmada Kaxda ee magaalada Muqdishu.
Sidoo kale ciidamada dowladda ayaa sheegay inay fashiliyeen Qarax kale.
Warbixintan waxaa Muqdishu ka soo dirtay Seynab Abuukar Maxamed.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img