24.6 C
New York

Falanqayn: Sidee looga hortegi karaa qaraxyada ka dhaca Muqdisho?

Published:


Jimcihii aynu soo dhaafnay ayay ahayd markii ururka Al Shabaab uu weerar qaraxyo ku billawday ku qaaday xeebta Liido, halkaas oo ay ku cawaynayeen dhalinyaro kala duwani, waxaana weerarkaasi uu geystay khasaare aad u ballaadhan.
Haddaba maxaa sababay in ay magaalada Muqdisho ku soo noq noqdaan weerarada iyo qaraxyada ceynkan oo kala ah sideese looga hortagi karaa?Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img