25.1 C
Mogadishu

Tag: Sidee

- University of Edinburgh News - Genetic changes may set off a chain reaction that causes the spineâs natural shock absorbers to harden and deteriorate. Zebrafish with a faulty collagen-related gene developed mineral buildup and spinal fusion similar...
- University of Texas at Austin News - A new wearable patch may help people reach REM sleep faster and remain there longer without medication or surgery. In a study of 28 participants, the device shortened the time...

Barnaamijka Dhallinyarada: Sidee dhallinyaradu ku xushaan kuliyadaha

Barnaamijka Dhallinyarada: Sidee dhallinyaradu ku xushaan kuliyadaha Read More

Warbixin: Waa sidee heerka faqriga ee Soomaaliya?

Muqdisho —  Warbixin dhawaan kasoo baxday Bankiga Adduunka oo qiimeyn ku sameysay heerka faqriga ee Soomaaliya ayaa muujisay, in dalku uu horumar ka sameeyay...

Falanqayn: Sidee looga hortegi karaa qaraxyada ka dhaca Muqdisho?

Jimcihii aynu soo dhaafnay ayay ahayd markii ururka Al Shabaab uu weerar qaraxyo ku billawday ku qaaday xeebta Liido, halkaas oo ay ku...

Wareysi: Sidee u dhacay qaraxii maqaayadda Top Coffee ee Muqdisho?

Muqdisho —  Ururka al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda qaraxii xalay lala beegsaday maqaayad ku taalla meel u dhow Daljirka Dahsoon oo booliisku sheegeen inay ku...

Wareysi: Sidee sanadkan aheyd xaaladda Xujayda Soomaalida?

Makkah —  Kulayl darran oo jirey ayaa sanadkan sabab u noqdey inay in ka badan 1000 qof ku geeriyoodaan Xajka. Dadkaas ayaa waxaa ka...

Faaqidaadda: Sidee xal loogu heli karaan colaad beeleedyada Galmudug?

Gaalkacyo —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan sida xal loogu heli karo colaadaha soo noqnoqday ee deegaanada Galmudug, ayada oo dhowaan colaado...

Bandhigga VOA: Sidee u shaqeeyaa nidaamka xeer-beegtida Mareykanka?

Bandhigga VOA: Sidee u shaqeeyaa nidaamka xeer-beegtida Mareykanka? Barnaamijkii Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay nidaamka xeer beegtida Maxkamadaha Mareykanka iyo sida...

Sidee looga falceliyey ka mid noqoshada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka?

New York —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hanashada kursiga Golaha Amaanka ee Soomaaliya ka muujiyay rajo qoto dheer, isagoo sheegay inay astaan...

Wicitaanka Dhageystaha: Waa sidee xaaladda xoolaha iyo xoola-dhaqatada Soomaaliya?

Washington —  Xoolaha ayaa ka mid ah ilaha ugu waaweyn ee dhaqaalaha Soomaaliya, hase yeeshee dhowrkii sano ee lasoo dhaafay ayaa xoolaha iyo xoolaleyda...

Wareysi: Sidee u dhacay weerarkii Buurta Caalmadow ee Sanaag?

Boosaaso —  Duqeyn ay iska kaashadeen Soomaaliya iyo saaxiibada caalamiga ah, ayaa la sheegay inay ka dhacday aag ka mid ah Buurta Caalmadow ee...

Wareysi: Sidee u dhacday caano-shubka Ugaas Yuusuf

Beledweyne —  Waxaa shalay degaanka Daharo Ugaas oo hoos yimaada degmada Halgan ee gobolka Hiiraan lagu caano shubay Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif...

Recent articles

spot_img