Wareysi: Sidee u dhacay qaraxii maqaayadda Top Coffee ee Muqdisho?

0
156


Muqdisho — 
Ururka al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda qaraxii xalay lala beegsaday maqaayad ku taalla meel u dhow Daljirka Dahsoon oo booliisku sheegeen inay ku dhinteen 5 qof, ilaa 20 kalena ay ku dhaawacmeen.Booliiska ayaa sheegay in qaraxaasi uu sababay baabuur ay ku jireen waxyaabaha qarxa oo la dhigay maqaayadda agteeda.
Haddaba Haaruun Macruuf ayaa sida ay wax u dhaceen ka waraystay Muxiyadiin Cali Maxamuud Lixle oo ka mid ahaa dadkii ku sugnaa maqaayadda kana badbaaday qaraxa.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here