25.7 C
New York

Wareysi: Sidee u dhacday caano-shubka Ugaas Yuusuf

Published:

[ad_1]

Beledweyne — 
Waxaa shalay degaanka Daharo Ugaas oo hoos yimaada degmada Halgan ee gobolka Hiiraan lagu caano shubay Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo noqday Ugaaskii 21-aad ee beelaha Xawaadle.Ugaas Yuusuf ayaa baddalaya aabihiis Ugaas Xasan Ugas Khaliif oo sannadki 2021-ki ku geeriyooday magaalada Muqdisho.Hadaba sida uu duubka iyo caano shubka u dhacay ayaa wariyaha VOA-da ee Baledweyne Xuseen Xasan Dhaqane uga wareystay Cabdullaahi Cabdulwaaxid Maxamed oo ahaa gudoomiyaha gudiga qabanqaabada duubka Ugaas Yuusuf.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img