25.4 C
Mogadishu

Tag: Muqdisho

Soomaali laga soo celiyey Tunisia oo maanta yimid Muqdisho

Muqdisho —  Qaxooti Soomaali ah oo laga soo celiyey dalka Tunisia ayaa maanta ka soo degey garoonka Adan Cade ee magaalada Muqdisho.Dowladda federaalka Soomaaliya...

Agaasimaha CIA-da oo booqasho ku tegay Muqdisho

Muqdisho —  Agaasimaha hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA, William J. Burns ayaa shalay booqasho ku tegey magaalada Muqdisho, isagoo la kulmey madaxweynaha Soomaaliya Xasan...

Aragtida shacabka Muqdisho ee shirkii Golaha Wadatashiga Qaran

Muqdisho —  Waxaa shalay lagu soo geba-gebeeyay magaalada Muqdisho shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee halkaas uga socday madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada. Madaxda...

Qaraxyadii 29-ka October oo laga xusay Muqdisho

Muqdisho —  Magaalada Muqdisho waxaa maanta laga xusay dhacdaddii qaraxyadii mataanaha ahaa ee 29-kii October 2022 ka dhacay Isgoyska Zoobe, oo lagu dilay ugu...

Al-Shabaab oo kordhisay beegsiga ganacsatada Muqdisho

Muqdisho —  Maleeshiyada ururka al-Shabaab ayaa kordhiyay dilalka qorsheysan ee ay ka gaysanayaan magaalada Muqdisho. Saddex qof oo ganacsata ah ayey kooxdu shalay ku...

Munaasabad lagu soo dhoweeyey markabka Oruç Reis oo ka dhacday Muqdisho

Muqdisho —  Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay munaasabad isugu jirta soo dhoweyn iyo daahfur loo sameeyay markabka Turkiga ee shidaal sahminta ka billaabaya...

Markabka Oruç Reis iyo wafdi sare oo Turkish ah oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho —  Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Turkiga, Alparslan Bayraktar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo-gaaray Muqdisho, ayada oo sidoo kale...

Kaamirooyinka oo kaalin ka qaadanaya sugidda amniga Muqdisho

Muqdisho —  Kumanaan kaamirooyinka loo adeegsado xagga ammaanka oo ku rakiban guud ahaan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa gacan ka gaysanaya ka hortagga weerarrada...

Tuulada Ciyaaraha ee Stadium Muqdisho oo dayactir lagu sameynayo

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa maanta dhagax dhigtay dib u dayactirka dhismaha garoomada kala duwan ee ay ka kooban tahay Tuulada Ciyaaraha ee Stadium...

Maareeyaha Garoonka Muqdisho oo ka hadlay hakinta duulimaadyada Kenya Airways

Maamulka Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay go'aan ka soo baxay Shirkada duulimaadyada Kenya Airways...

Maxaa Kenya Airways ku qasbay in ay joojiso duulimaadyada Muqdisho?

Muqdisho —  Shirkadda diyaaradaha Kenya Airways ayaa sheegtay inay hakineyso duulimaadyadii ay ku tegi jirtay Muqdisho, laga billaabao 14-ka October. War-saxaafadeed ay soo saartay ayey...

Kenya Airways oo hakinaysa duulimaadyada Muqdisho

Nairobi —  Shirkadda diyaaradaha Kenya Airways ayaa sheegtay inay hakineyso duulimaadyadii ay ku tegi jirtay Muqdisho, laga billaabao 14-ka October.War-saxaafadeed ay soo saartay ayey...

Recent articles

spot_img