24.9 C
New York

Aragtida shacabka Muqdisho ee shirkii Golaha Wadatashiga Qaran

Published:

[ad_1]

Muqdisho — 
Waxaa shalay lagu soo geba-gebeeyay magaalada Muqdisho shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee halkaas uga socday madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada.
Madaxda ayaa ku heshiiyay qorshaha geedi socodka bilaabista doorasho qaran oo qof iyo cod ah, oo lagu sii billaabayo dowlad goboleedyada bilaha June iyo September ee sanadkan 2025-ka.
Shirka ayaa waxaa si kastaba ka maqnaa madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe iyo madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni.
Qaar ka mid ah shacabka Muqdisho oo ay la hadashay wariyeheenna Seynab Abuukar ayaa arragtidooda ka dhiibtay.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img