26.7 C
Mogadishu

Tag: Muqdisho

Kalluumeysato muddo bil ah lagu la’yahay xeebaha Muqdisho

Ku dhawaad 10 qof oo ka mid ah kalluumeysatada ka jallaabta xeebtaha magaalada Muqdisho, ayaa muddo bil ah lagu la’yahay Badweynta Hindiya. Kalluumeysatada ayaa...

Shir Muqdisho loogu qabtay Qurba-joogta

MUQDISHO— Talaadadi shalay waxaa magaalada Muqdsho lagusoo gabagabeeyay, shirkii 4-aad ee Qurba joogta Soomaalida. Shirka ayaa looga hadlayay kaalinta hor’umarka iyo malagashiga ay...

Duqa cusub ee Muqdisho oo soo bandhigay qorshayaashiisa shaqo

MUQDISHO— Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Axaddii shalay sheegay, in Muqdisho ay isku diyaarineyso doorasho dadweyne oo qof iyo cod ah. Hadalkaan ayaa laga...

Shirka la-dagaalanka maalgelinta argagixisada oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho —  Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka fiurmay shirweynaha Iskaashiga Dowladda, Ganacsatada iyo Bulshada ee Qorshaha ka-hortagga iyo la-dagaalanka maalgalinta argagixisada. Ujeedka shirkan ayey dowladdu...

Suuriyaanka ku sugan Muqdisho oo u dabaal-degay ridistii Asad

Muqdisho —  Dadka u dhashay Suuriya ee dagaalkii sokeeye ee dalkaasi ka socday in ka badan 13 sano dartiis ku kala baahay meelo badan...

Dhallinyaro abaal-marin ku helay nadiifinta xeebaha Muqdisho

Muqdisho —  Koox dhallinyaro Soomaali ah oo ku nool magaalada Muqdisho ayaa isku xil saaray inay nadiifiyaan deegaanka ku hareeraysan badda, iyagoo toddobaadkiiba hal...

Kulan ku saabsan dhibaatooyinka gudniinka fircooniga oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho —  Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay kulan looga hadlayey dhibaatooyinka uu leeyahay gudniinka fircooniga, iyo u qareemida ansixinta dowlada ee sharciga cirib tirka...

Maalinta caalamiga ah ee AIDS-ka oo laga xusay Muqdisho

Muqdisho —  Waxaa magaalada Muqdisho maanta lagu qabtey munaasabad lagu xusaayey maalinta caalamiga ah ee AIDS-ka oo ku beegsan 1-da December. Halku dhega sanadkan...

Shirka ka hortagga tacaddiyada loo gaysto haweenka oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho —  Magaalada Muqdisho ayaa maanta laga daah-furay ololaha 16-ka maalin ee ka hortaga tacadiyada loo geysto haweenka. Munaasabadda caasimadda lagu qabtay ayaa waxaa lagu...

Dowladda oo Muqdisho ku qabatay kulan loogu duceynayey Siilaanyo

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan loogu duceynaaye madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Siilaanyo oo soo noqday wasiirkii...

NISA oo sheegtay in ay soo qabatay rag dil ka gaystay Muqdisho

Muqdisho —  Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay in ciidankeeda ay gacanta ku soo dhigeen labo eedeysane oo loo...

Bankiga IBS iyo Hay’adda Qaxootiga oo heshiis ku saxiixday Muqdisho

Muqdisho —  Magaalada Muqdisho ayaa waxaa heshiis ku gaaray Hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha qaranka iyo Bankiga ganacsiga ee IBS, kaasi oo wax looga qabanayo...

Recent articles

spot_img