21.6 C
New York

Shirka la-dagaalanka maalgelinta argagixisada oo ka furmay Muqdisho

Published:


Muqdisho — 
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka fiurmay shirweynaha Iskaashiga Dowladda, Ganacsatada iyo Bulshada ee Qorshaha ka-hortagga iyo la-dagaalanka maalgalinta argagixisada.
Ujeedka shirkan ayey dowladdu ku sheegtay mid ku aadan Istaraatiijiyad ay hey’adaha amniga ee dowladda, ganacsatada iyo bulshadu ay iska kaashanayaan la-dagaallanka maalgalinta argagixisada, iyada oo la bartilmaameedsanayo dadka la shaqeysta ururada argagixisda iyo kuwa maalgeliya.
Shirkan waxaa warbixintan ka soo diray wariyaha VOA ee Muqdisho, Cabdulqaadir Maxmaed Cabdulle.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img