32.3 C
New York

Shir Muqdisho loogu qabtay Qurba-joogta

Published:

[ad_1]

MUQDISHO— Talaadadi shalay waxaa magaalada Muqdsho lagusoo gabagabeeyay, shirkii 4-aad ee Qurba joogta Soomaalida. Shirka ayaa looga hadlayay kaalinta hor’umarka iyo malagashiga ay qurba joogta ka qaadan karaan dhismaha dhaqaale & dowladnimo ee Soomaaliya.Waxaa ka qeybgalay xubno badan oo qurba joog ah, waxaana gunaanudkii shirka lagasoo saaray war murtiyeed.Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa haddaba muhiimad da shirka ka wareystay, Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xamse Xaadow.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img