33.2 C
New York

Kaamirooyinka oo kaalin ka qaadanaya sugidda amniga Muqdisho

Published:

[ad_1]

Muqdisho — 
Kumanaan kaamirooyinka loo adeegsado xagga ammaanka oo ku rakiban guud ahaan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa gacan ka gaysanaya ka hortagga weerarrada maleeshiyada al-Shabaab, sida ay saraakiishu sheegeen.Hase yeeshee, dad badan oo Muqdisho deggan, ayay sidoo kale waxay kaamirooyinka u abuurayaan madax xanuun hor leh, ayada oo dowladda ay qasab ka dhigtay in la xirto.Warbixintan oo ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters waxaa noo haysa Caasha Ibraahim Aden.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img