22.6 C
New York

Munaasabad lagu soo dhoweeyey markabka Oruç Reis oo ka dhacday Muqdisho

Published:


Muqdisho — 
Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay munaasabad isugu jirta soo dhoweyn iyo daahfur loo sameeyay markabka Turkiga ee shidaal sahminta ka billaabaya Soomaaliya.
Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeybgalay madaxda ugu sarreysa dalka iyo wufuud ka socotay dowladda Turkiga, oo uu hoggaaminayo wasiirka tamarta ee Ankara, Alparslan Bayraktar
Markabka soo gaaray caasimadda ayaa qeyb ka ah dhaqan-galinta heshiis iskaashi oo dhinacyada difaaca ah iyo horumarinta dhaqaalaha oo horay ay u gaareen Muqdisho iyo Ankara.
Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img