26.8 C
New York

Somaliland oo caalamka u dirtay baaq la xiriira dhallinyaro ‘ku xiran’ Muqdisho

Published:


Hargeysa — 
Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa ugu baaqey wadamada iyo hay’adaha xuquuqda aadanaha ina y baaritaan ku sameeyaan jirdil uu sheegey in xabsiga Muqdisho loogu gaystey dhallinyaro Somaliland ka soo jeeda oo loo soo xiray dilkii dhowaan Muqdisho loogu gaystey Cabdinaasir Dahable oo ka tirsanaa shaqaalaha hayada duulista rayidka.
Warbixintan waxaa Hargeysa ka soo diray Xamse Cali Jeesto.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img