28.9 C
Mogadishu

Tag: xiriira

- University of Oxford News - Physicists have directly observed a long-predicted quantum effect of gravity, putting one of Einsteinâs foundational ideas to a striking new test. Using ultracold atoms, researchers split an atomâs quantum wave so that...
Scientists discover a powerful new antivenom hidden in rattlesnake blood News Scientists are turning snakesâ own venom defenses into an antivenom that proved about 10 times more potent than a current treatment in laboratory tests. - Researchers discovered that...

Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyey hindise sharciyeedyo la xiriira doorashada

Muqdisho —  Fadhi wadajir ah oo ay maanta yeesheen labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayey ku ansixiyeen saddex hinidese sharciyeed oo kala ah hindise...

Xukuumadda Somaliland oo soo sartay amarro la xiriira doorashada

Hargeysa —  Xukuumadda Somaliland ayaa soo sartay go’aanno iyo amarro la xiriira sugidda amniga iyo habsami u socodka doorashada madaxnimo iyo midda xisbiyada ee...

Golaha Shacabka oo ansixiyey hindise sharciyeedyo la xiriira beeraha

Muqdisho —  Xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey laba hindise sharciyeed oo muhiim u ah wasaaradda beeraha iyo guud ahaan beeraleyda Soomaaliyeed.Hndise sharciyeedyadaasi ayaa...

Dilal la xiriira aano qabiil oo ka dhacay degmada Luuq

Luuq —  Dagmada Luuq ee Gobolka Gedo waxaa labadii maalin ee lasoo dhaafay ka dhacayay dilal la xiriira aano qabiil, taasi oo dadka deegaanka...

Doodaha dhalinyarada iyo maamulka Wajeer ee la xiriira shaqo abuurka

Maamulka Wajeer ee dalka Kenya ayaa sheegay in ay boqolaal dhalinyaro iyo ganacsato ah ay shaqo abuur u sameyeen xilli dhalinyarada gobolku ay...

Somaliland oo caalamka u dirtay baaq la xiriira dhallinyaro ‘ku xiran’ Muqdisho

Hargeysa —  Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa ugu baaqey wadamada iyo hay’adaha xuquuqda aadanaha ina y baaritaan ku sameeyaan jirdil uu sheegey in xabsiga Muqdisho...

Minneapolis: 5 Soomaali ah oo lagu helay dambi la xiriira kiiskii Feeding our Futer

Minneapolis —  Guddi xeer-beegti ah ayaa Jimcihi shalay danbi ku helay shan qof oo ka mid ah ilaa 70 eedeysane oo Soomaali u badan...

Kulamo la xiriira doorashadii qof iyo cod ee Puntland oo la qabtay

Garoowe —  Dallada Ururada Bulshada Rayidka Puntland ee (PUNSAA) ayaa doorashooyinkii golayaasha degaanka ee Puntland ka dhacay kadib waxay in ka badan 10 degmo...

Recent articles

spot_img