Doodaha dhalinyarada iyo maamulka Wajeer ee la xiriira shaqo abuurka

0
150


Maamulka Wajeer ee dalka Kenya ayaa sheegay in ay boqolaal dhalinyaro iyo ganacsato ah ay shaqo abuur u sameyeen xilli dhalinyarada gobolku ay cabasho ka muujinayaan shaqo la’aan baahsan oo ka jirta deegaanka.
Hoggaamiyayaasha Gobolka Woqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa dhalinyarada Gobolka ku wacyiga galinaya in ay ka shaqeystaan shaqooyinka farsamada gacanta ee hoos yimaadda hawlaha horumarinta gobolka ka socda.
Wariyaha VOA, Mohamed Farah Shire, ayaa warbixintan ka soo diray Garrisa.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here