Xukuumadda Somaliland oo soo sartay amarro la xiriira doorashada

0
163


Hargeysa — 
Xukuumadda Somaliland ayaa soo sartay go’aanno iyo amarro la xiriira sugidda amniga iyo habsami u socodka doorashada madaxnimo iyo midda xisbiyada ee Somaliland oo lagu wado inay qabsoonto bisha soo socota.Amarrada ayaa sidoo kale waxaa ku jira u sinnaanta xisbiyada ee fagaarayaasha ololaha iyo warbaahinta dowladda.Wariyaha VOA-da Cabdulqadir Maxamed Mursal oo Washington jooga ayaa faahfaainta noo haya.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here