More

    Tag: laga

    Warmurtiyeedka laga soo saaray shirweynaha culimada Soomaaliyeed

    Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu gebagebeeyey shirweynihii 2aad ee culimada Soomaaliyeed halkaasi uga socday kaasoo laga soo saaray warmurtiyeed ka qooban qodobbo badan...

    Gargaar la gaarsiiyey goobihii Jubaland ee dhowaan laga horeeyey al-Shabaab

    Hay’adda maareynta masiibooyibka Sooomaaliya ee SODMA ayaa sheegtay in gargraar la gaarsiiyay ku dhowaad 900 oo qoys oo ku nool deegaanka Buula Xaaji...

    RW Xamse oo booqday deegaanadii Jubaland ee dhowaan al-Shabaab laga xoreeyey

    Ra’iisalwsaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa safar ku tegey magaalada Kismaayo, isaga oo halkaaas kula kulmay masuuliyiinta Jubaland. Ra'iisal wasaaraha ayaa sidoo kale...

    Kanaal laga hirgeliyey deegaan hoos yimaadda Jowhar

    Maamulka Hirshabeelle ayaa hirgaliyay kanaal laga dhisay degaanka Geedo-barkaan oo ka tirsan degmada Jowhar ee gobolka Shabeelaha dhexe. Dadka degaanka ayaa sheegay inay...

    Taliyaha xabsiga dhexe ee Muqdisho oo shaqada laga fariisiyey

    Muqdisho —  Taliyaha ciidanka asluubta Soomaaliya Jeneraal Mahad Cabdiraxmana Aadan ayaa shaqadii ka fariisiyey taliyihii xabsiga dhexe ee Muqdisho Sarreeye Guuto Daahir Cabdulle Raage...

    Suuqa cusub ee Waaheen oo la filayo in dhowaan xariga laga jaro

    Hargeysa —  Dhismaha suuqii Waaheen ee ugu weyna Somaliland ayaa la filayaa in bilawga bisha soo socota xadhiga laga jaro sida uu VOA u...

    Warshad sifaysa biyaha badda oo laga hirgeliyey Xaafuun

    Xaafuun —  Degmada Xaafuun ee gobalka Bari ayaa laga hirgeliyay warshad sifeysa biyaha badda oo ka dhigta kuwo macaan oo la cabi karo. Deegaankaasi...

    Jowhar oo laga billaabay mashruuc beero Greenhouse ah

    Jowhar —  Si looga badbaado abaaraha iyo fatahaadaha soo noqnoqda ee ku dhufta guud ahaan Soomaaliya gaar ahaanna HirShabeelle, loona kordhiyo wax soo-saarka dhinaca...

    Soomaaliya oo laga xusay munaasabadda 1-da Luulyo

    Muqdisho —  Qaar ka mid ah magaalooyinka waaweyn ee Soomaliya waxaa maanta lagu qabtay munaasabado lagu xusayo maalinta xorriyadda Soomaaliya ee 1-da Luulyo. 1-da Luuliyo...

    Calanka Soomaaliya oo shalay laga taagay xarunta looga taliyo Toronto

    Toronto —  Magaalada Toronto ee dalka Canada oo ay deggen yihiin Soomaalida ugu badan marka loo eego magaalooyinka kale, ayaa laga saaray shalay calanka...

    Muqdisho oo xalay laga xusay munaasabadda 26-ka June

    Muqdisho —  Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabadda 26-ka June oo ku saabsan maalintii Gobollada Waqooyi ee Somalia ee hadda loo yaqaanno Somaliland...

    Suuq casri ah oo kalluumeysi oo laga furay magaalada Berbera

    Suuq casri ah oo kalluumeysi oo laga furay magaalada Berbera Waxaa magalada Berbera laga hirgaliyey suuq casri ah oo u gaar ah Kalluunka, ayada...

    Garoon diyaaradeed cusub oo laga dhisayo duleedka Muqdisho

    Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay, garoon cusub oo ah kuwa diyaaradaha oo ay qorsheyneyso in ay dhawaan ka dhisto duleedka magaalada...

    Puntland oo diyaar u ah in xal laga gaaro khilaafka kala dhaxeya DFS.

    Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullahi Deni oo ka qaybgalay furitaanka kalfadhiga 54-aad ee barlamaanka Puntland ayaa ka hadlay arrimo ay kamid yihiin khilaafka siyasadeed...

    Dowladda Soomaaliya oo amartay in meydadka laga saaro qabuuraha Iskuul Buluusiya

    Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa amartay in dadka ay ehelladooda ku aasan yihiin qabuuraha iskuul buluusiya ay kala baxaan. Wasaaradda Gaashandiga ayaa sheegtay in dhulka...

    Maalinta carruurta ku dhasha caga-qallooca oo laga xusay Jigjiga

    Khubarrada caafimaadka ee Dowlad-deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa ku boorriyay waalidiinta, in carruurta ku dhasha naafanimada cago-qallooca ay geeyaan xarumo wax looga qabanayo...