22.6 C
New York

Warshad sifaysa biyaha badda oo laga hirgeliyey Xaafuun

Published:


Xaafuun — 
Degmada Xaafuun ee gobalka Bari ayaa laga hirgeliyay warshad sifeysa biyaha badda oo ka dhigta kuwo macaan oo la cabi karo. Deegaankaasi xeebta ku yaalla ayaa dadka ku nool waxaa dhibaato ku hayay biyo nadiif ah oo la cabi karo la’aantood.Maareeyaha Guud ee Wakaaldda Horumarinta Biyaha Puntland Maxamed Cabdulqadir Maxamed ayaa VOA u sheegay in tallaabadani ay noqoneyso tii ugu horeysay ee biyaha badda lagu macaaneeyo.Wariyaheenna Boosaaso Yuusuf Maxamuud Yuusuf ayuu u warrmay.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img