25.3 C
Mogadishu

Tag: laga

Maalinta caalamiga ah ee AIDS-ka oo laga xusay Muqdisho

Muqdisho —  Waxaa magaalada Muqdisho maanta lagu qabtey munaasabad lagu xusaayey maalinta caalamiga ah ee AIDS-ka oo ku beegsan 1-da December. Halku dhega sanadkan...

Khilaafka Dowladda iyo Jubaland oo laga digay in uu dagaal isku beddelo

Muqdisho —  Qaar ka mid ah aqoonyahanka iyo waxgaradka Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyay in khilaafka ka dhex oogan dowladda iyo Jubaland uu isu...

Warbixin: Doorashadii Somaliland iyo wixii laga bartay

Hargeysa —  Shacabka Somaliland ayaa ka wali ka war sugaya natiijada rasmiga ah ee doorashooyinki todobaadki hore ka dhacay guud ahaan deegaannada Somaliland.Haddaba, sidee...

Soomaali laga soo celiyey Tunisia oo maanta yimid Muqdisho

Muqdisho —  Qaxooti Soomaali ah oo laga soo celiyey dalka Tunisia ayaa maanta ka soo degey garoonka Adan Cade ee magaalada Muqdisho.Dowladda federaalka Soomaaliya...

Wareysi: Maxay yihiin Soomaalida laga soo celinayo Jarmalka?

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmauud ayaa dhawaan booqasho ku tegey dalka Jarmalka, halkaasi oo uu kula kulmay hogaamiya dalka Jarmalka Olaf Scholz. Xasan...

War-murtiyeed laga soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaran

Muqdisho —  Waxaa goor dhow lagu soo geba-gebeeyay magaalada Muqdisho shirkii golaha wadatashiga qaran ee halkaas uga socday madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul...

Qaraxyadii 29-ka October oo laga xusay Muqdisho

Muqdisho —  Magaalada Muqdisho waxaa maanta laga xusay dhacdaddii qaraxyadii mataanaha ahaa ee 29-kii October 2022 ka dhacay Isgoyska Zoobe, oo lagu dilay ugu...

Laascaanood oo laga billaabay nidaamka casriga ah ee Dad-dhigista

LAASCAANOOD– Maamulka Khaatumo ee magaalada Laascaanood ayaa Jimcihi daah-furay, diiwaangelinta casriga ah ee Dad-dhigista, kaas oo fududeynaya bixinta shahaadooyinka dhalashada iyo dhimashada iyo...

Wareysi: Ma laga yaabaa in Mareykanka uu ku biiro howlgalka Soomaaliya?

Washington —  Midowga Afrika ayaan weli go’aan ka gaarin dalalka ciidamada ku biirin doona howlgalka soo socda ee taageerada iyo xasilinta Midowga Afrika ee...

Xildhibaan Maxamed Abiib oo xabsiga laga sii daayey

Hargeysa —  Waxaa maanta xabsiga Mandheera laga sii daayay Xidlhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Aqalka Wakiiladda Somaliland, kadib amar kasoo baxay Maxkamadda Saree...

War-murtiyeed laga soo saaray shirkii nabadda ee Garoowe

Garoowe —  Shir sanadeedkii nabadda ee maalmihi la soo dhaafay ka socday magaalada Garoowe, kaasi oo ay soo qabanqabisay hayádda cilmi-baarista PDRC, ayaa geba-gabadiisa...

Soomaaliya oo markii u horreysay laga billaabayo shidaal qodis

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ku rajo weyn tahay in sanadka 2025-ka ay markii u horreysay billowdo in shidaal laga qodo...

Recent articles

spot_img