20.1 C
New York

Soomaaliya oo markii u horreysay laga billaabayo shidaal qodis

Published:


Muqdisho — 
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ku rajo weyn tahay in sanadka 2025-ka ay markii u horreysay billowdo in shidaal laga qodo Soomaaliya.Shirkad Turkish ah oo la siiyay saddex xirmo shidaal oo dhinaca badda ah ayay dowladdu sheegtay in ay fileyso in bisha April ee sanadka danbe ay bilowdo qodista shidaalka.Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa warbixintan noo haya.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img