25.3 C
Mogadishu

Tag: laga

Xaalado bani’aadannimo oo laga soo sheegayo Bay iyo Bakool

Xaalado bani'aadannimo oo laga soo sheegayo Bay iyo Bakool Read More

Talaado, Jan 14, 2025-Booliska Soomaaliya oo Qaraxyo Xalay laga maqlay Muqdisho ku tilmaamay miinooyin dheemish ah

Booliska Soomaaliya oo Qaraxyo Xalay laga maqlay Muqdisho ku tilmaamay miinooyin dheemish ah ...

Isbaarooyin laga qaaday Baladweyne

Beledweyne —  Ururrada bulshada rayidka iyo ganacsatada ayaa tallaabo muhiim ah oo nabadda loo qaaday ku tilmaamay, isbaarooyin yiillay qeybo ka mid ah gobolka...

Go’aanno laga soo saaray xallinta colaad beeleedyada Mudug

Gaalkacyo —  Kulan u socday wasiirro ka kala tirsan maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Gaalkacyo waxaana laga soo saaray go’aanno...

Kalluumeysato Soomaaliyeed oo la la’aa oo laga helay dalal kala duwan

Muqdisho —  Ilaa 11 kalluumeysato Soomaali ah oo muddo ka ban bil lagu la’aa biyaha Badweynta Hindiya ayaa si kala gaar gaar ah todobaadkaan...

Isbaarooyinka oo la billaabay in laga qaado Beledweyne

Beledweyne —  Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaa maanta la bilaabay qaadista isbaarooyinka, kaddib markii madaxda dowladda federaalka iyo odayaasha dhaqanka ay heshiis...

Wicitaanka: Maxaa siyaasadda Soomaaliya laga filayaa 2025?

Muqdisho —  Barnaamijkii Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; waxa laga filayo siyaasadda Soomaaliya sanadkan 2025, ayada oo muddo xileedka dowladda hadda...

Walaaca xooggan ee laga qabo colaadaha beelaha, warbixin gaar ah

Waxaa walaac xooggan laga muujinaya dagaallada u dhaxeeya beelaha iyo dilalka ay gaysanayaan maleesho beeleedyada oo hadda ka dhacaya qeybo ka mid ah...

War-murtiyeed laga soo saaray kulankii Xasan Sheekh iyo Geelle

Jabuuti —  Madaxweynayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya Ismaaciil Cumar Geelle iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ay ku yeesheen Jabuuti waxay ka soo saareen war-murtiyeed...

Hubka sharci-darrada ah oo laga mamnuucay Boosaaso

Boosaaso —  Guddiga Amniga Gobolka Bari ayaa Arbacadi soo saaray awaamir ku aaddan xaqiijint amniga guud ee gobolka. Guddiga ayaa sheegay in aan hub...

Galka Baarista: Soomaaliya iyo caqabadda khudaarta laga keeno dibedda

Galka Baarista: Soomaaliya iyo caqabadda khudaarta laga keeno dibedda Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay khudaarta iyo geed miroodka Soomaaliya looga...

Warshad soo saareysa haamaha oksejiinta oo laga furay Boosaaso

Boosaaso —  Wasaaradda Caafimaadka Puntland, ayaa la wareegtay warshad soo sari doonta haamaha oksejiinta loo adeegsado caafimaadka, warshaddaan oo ay maalgeliyeen ganasatada Boosaaso. Isuduwaha wasaaradda...

Recent articles

spot_img