20.9 C
New York

Kalluumeysato Soomaaliyeed oo la la’aa oo laga helay dalal kala duwan

Published:


Muqdisho — 
Ilaa 11 kalluumeysato Soomaali ah oo muddo ka ban bil lagu la’aa biyaha Badweynta Hindiya ayaa si kala gaar gaar ah todobaadkaan laga helay xeebaha dalalka Singapore, Maldeves iyo Sri Lanka.Kalluumeysatadan ayaa dhammaantood ka baxay xeebaha magaalada Muqdisho. Xaaladdooda caafimaad iyo sidi loo helay ayuu Nuur Xassan Nuur ka wareystay Kamal Maki Aweys oo ah Guddoomiyaha Iskaashatada Kalluumeysiga Dan-kulmis ee magaalada Muqdisho.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img