21.4 C
New York

Hubka sharci-darrada ah oo laga mamnuucay Boosaaso

Published:


Boosaaso — 
Guddiga Amniga Gobolka Bari ayaa Arbacadi soo saaray awaamir ku aaddan xaqiijint amniga guud ee gobolka. Guddiga ayaa sheegay in aan hub sharci darro ah lagu qaadan karin magaalada Boosaaso.
Warbixintan waxaa Boosaaso kasoo diray Yuusuf Maxamuud Yuusuf.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img