21 C
New York

Isbaarooyin laga qaaday Baladweyne

Published:


Beledweyne — 
Ururrada bulshada rayidka iyo ganacsatada ayaa tallaabo muhiim ah oo nabadda loo qaaday ku tilmaamay, isbaarooyin yiillay qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan.
Isbaarooyinka ayaa waxaa dhibaato weyn ku qabay dadka safarka ah iyo ganacsatada gobolka Hiiraan iyo gobollada dhexe ee dalka. Warbixintan waxaa innoo diyaariyay, Cabduqladir Samakaab.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img