Isbaarooyinka oo la billaabay in laga qaado Beledweyne

0
163


Beledweyne — 
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaa maanta la bilaabay qaadista isbaarooyinka, kaddib markii madaxda dowladda federaalka iyo odayaasha dhaqanka ay heshiis ku gaareen in la qaboojiyo xiisaddii ka dhalatay in dadka Beledweyne ay diidaan dowlad goboleedka HirShabelle.
Taliyaha ciidamada xoogga dalka iyo agaasimaha Nabad-sugidda ayaa heshiis la saxiixday odayaasha dhaqanka ee Beledweytne si amniga magaalada loogu wareejiyo ciidamada dowladda federaalka.Weriyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane ayaa faah-faahinaya.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here