26.9 C
Mogadishu

Tag: billaabay

Pool robots have become remarkably capable over the last few years. What started as simple cleaners designed to remove debris from the bottom of a pool has evolved into a new category of intelligent systems...
OpenAI is laying out a future where advanced AI reaches billions of people, not only the companies and governments racing to control it. Its latest plan centers on an AI for everyone, a personal AGI...

Borama oo laga billaabay dhisidda waddo muhiim ah

BORAMA — Maamulka magaalada Borama ayaa sheegay in la billaabay dhisidda waddo weyn oo isku xiri doonta Borama iyo deegaannada ku yaalla xadka...

Isbaarooyinka oo la billaabay in laga qaado Beledweyne

Beledweyne —  Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaa maanta la bilaabay qaadista isbaarooyinka, kaddib markii madaxda dowladda federaalka iyo odayaasha dhaqanka ay heshiis...

Isimo billaabay dhex dhexaadinta Somaliland iyo Khatumo

Laascaanood —  Maalmahan waxaa magaalada Laascaanood ku sugnaa wafdi ka kooban isimada dhaqanka Dowlad-deegaanka Soomaalida, kuwaas oo hogaaminayo Garaad Kulmiye Garaad Maxamed.Isimadan ayaa sheegay...

Laascaanood oo laga billaabay nidaamka casriga ah ee Dad-dhigista

LAASCAANOOD– Maamulka Khaatumo ee magaalada Laascaanood ayaa Jimcihi daah-furay, diiwaangelinta casriga ah ee Dad-dhigista, kaas oo fududeynaya bixinta shahaadooyinka dhalashada iyo dhimashada iyo...

Dib u dhis lagu billaabay waddooyinka Jabuti

Waxaa todobaadkaan dalka Jabuti laga billaabay, dib u dhis iyo dayac-tir lagu sameynayo qaar ka mid ah jidad iyo waddooyin ku yaalla magaalada...

Dhismo iyo dayactir lagu billaabay waddooyinka Baydhabo

Magaalada Baydhaba ee xarunta maamulka Koofur Galbeed ayaa waxaa ka socda dhismaha iyo dayactirka qaar kamid ah waddooyinka dhex mara xaafadaha taasoo soo...

Dhalinyaro tuulooyinka Puntland ka billaabay olole isugu jira dhireyn iyo iftiimin

Dhalinyaro is-xilqaantay ayaa tuulooyin ka mid ah gobolka Bari ee Puntland ka hirgeliyay mashruuc ay si iskood ah ay u fuliyeen oo isugu...

Jowhar oo laga billaabay mashruuc beero Greenhouse ah

Jowhar —  Si looga badbaado abaaraha iyo fatahaadaha soo noqnoqda ee ku dhufta guud ahaan Soomaaliya gaar ahaanna HirShabeelle, loona kordhiyo wax soo-saarka dhinaca...

Warbixin: Xuutiyiinta Yemen oo xiriir la billaabay Al-Shabaab

Muqdisho —  Saraakiil sare oo ka tirsan Waaxda Difaaca Mareykanka ayaa sheegay, in kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya ay xiriir iskaashi la billaabeen kooxda Xuutiyiinta...

Recent articles

spot_img