20.9 C
New York

Jowhar oo laga billaabay mashruuc beero Greenhouse ah

Published:


Jowhar — 
Si looga badbaado abaaraha iyo fatahaadaha soo noqnoqda ee ku dhufta guud ahaan Soomaaliya gaar ahaanna HirShabeelle, loona kordhiyo wax soo-saarka dhinaca beeraha ayaa wasaaradda beeraha maamulkaasi waxa ay duleedka magaalada Jowhar ka hirgalisay guri ama Greenhouse loogu tala galay in si casri ah loogu beero khudaarta.Warbixin arrintan ku saabsan waxaa innoo haya Xuseen Xasan Dhaqane.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img