25.2 C
New York

Borama oo laga billaabay dhisidda waddo muhiim ah

Published:


BORAMA — Maamulka magaalada Borama ayaa sheegay in la billaabay dhisidda waddo weyn oo isku xiri doonta Borama iyo deegaannada ku yaalla xadka Itoobiya.Mashruucaan ayaa waxaa bogaadiyay dadka deegaanka. Warbixintna waxaa Borama kasoo diray, Hashim Sheekh Cumar Good.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img