[ad_1]
LAASCAANOOD– Maamulka Khaatumo ee magaalada Laascaanood ayaa Jimcihi daah-furay, diiwaangelinta casriga ah ee Dad-dhigista, kaas oo fududeynaya bixinta shahaadooyinka dhalashada iyo dhimashada iyo wixi la mid ah.
Warbixintan waxaa Laascaanood kasoo diray, Cabdikarim Olol.
[ad_2]
Read More

