Wicitaanka: Maxaa siyaasadda Soomaaliya laga filayaa 2025?

0
185


Muqdisho — 
Barnaamijkii Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; waxa laga filayo siyaasadda Soomaaliya sanadkan 2025, ayada oo muddo xileedka dowladda hadda jirto uu sii dhammaanayo. Waxaa marti ku ah Professor Afyare Cabdi Cilmi oo ah bare sare oo culuumta cilmi-baarista ka dhiga Jaamacadda City University ee Muqdisho.Waxaa soo diyaariyey nalana socod siinaya Nuur Xasan Nuur.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here