21.2 C
New York

Khilaafka Dowladda iyo Jubaland oo laga digay in uu dagaal isku beddelo

Published:


Muqdisho — 
Qaar ka mid ah aqoonyahanka iyo waxgaradka Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyay in khilaafka ka dhex oogan dowladda iyo Jubaland uu isu bedello gacan ka hadal.Waxaana soo baxaya baaqyo ku aadan labda dhinaca oo boorinaya in la is-xakameeyo.Prof. Liibaan Ciise oo ka mid ah aqoonyahanka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay jirto fursad lagu wada hadli karo inta aysan arrinta faraha ka bixin. Wuxuu u warramay Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img